Muxuu Jen. Odowaa kala hadlay saraakiisha ciidamada gobolka Hiiraan (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage oo uu wehliyo Taliyaha AMISOM ayaa kormeeray xarunta AMISOM ee magaalada Beladweyne. Saraakiishan ayaa xog-wareysi la yeeshay taliyeyaasha ciidanka Xoogga dalka ee ka howlgala gobolka Hiiraan iyagoo kala hadlay sidii loo dardar gelin lahaa howlgallada dalka looga saarayo Al-Shabaab, kuwaasoo ay iska kaashanayaan ciidanka xoogga iyo cidamada … Continue reading Muxuu Jen. Odowaa kala hadlay saraakiisha ciidamada gobolka Hiiraan (Sawirro)